ceelsheekhnews.com
Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Hadlay Qudbadii Madaxweyne Muuse Bixi Cabdi
October 22, 2018 - Written by admin

Guddoomiyaha ku meelgaadhka ah ee Xisbiga Waddani oo wax lala yaabo ku tilmaamay hadalkii madaxweyne Biixi kaga hadlay dib-u-dhac ku yimaada doorashada ee uu mas’uuliyadeedda dusha u saaray mucaaridka, gaar ahaana xisbiga Waddani.

COMMENTS
Latest News