ceelsheekhnews.com
Guddomiyaha Haya’dda Shaqalaha Dawlada Oo Ka Qeyb Galay Xaflad Lagu Abaal Marinayay Shaqalaha Wasarada Horumarinta Biyaha
January 12, 2020 - Written by Guleid Essa

(Ceelsheekh-News) Guddomiyaha Haya’dda Shaqalaha Dawlada mudane Farxan Aadan Haybe Ayaa shalay Ka Qeyb Galay Xaflad Lagu Abaal Marinayay Shaqalaha Wasarada Horumarinta Biyaha Guddomiyaha Oo Halkaas Hadal kobaan Ka jeediyay Ayaa bogaadiyay dhirigalinta loo samaynayo Shaqalaha Dawlada waxanu shaqalaha kula dardarmay Inay dedaalka libin labaan

GuddomiyahaAyaa Dedaal ugu jiray mudoyinkii ugu dambaysay Ku sidii loo dhiri Galin lahaa Shaqalaha Dawlada

COMMENTS
Latest News