ceelsheekhnews.com
Guddomiyaha Haya’dda Shaqalaha Dawlada mudane Farxan Aadan Haybe Oo Maanta Ka Qeyb Galay Shirkii Todobaadlaha Ahaa Ee Haya’dda Shaqalaha Dawlada
May 11, 2020 - Written by Guleid Essa

(Ceelsheekh-News) Guddomiyaha Haya’dda Shaqalaha Dawlada mudane Farxan Aadan Ayaa Maanta Ka Qeyb Galay Shirkii Todobad laha Ahaa Ee Haya’dda Shaqalaha Dawlada kaas Oo Uu Ka Qeyb Galay Nidamka Casriga Ah Ee (Video conferees Call) Guddomiyaha Haya’dda Shaqalaha Oo shirkaasi Faahfahin Ka Bixiyay Wuxu yidhi

Waxa maanta qabsoomay kulankii todobaadlaha ahaa ee masuuliyiinta Hayada Shaqaalaha Dawlada oo ay ku galeen nidaamka shirarka ee fogaal-araga (video conference) kaas oo wiiga kan ku xigana ay ka soo qayb geli doonaan isuduwayaasha gobolada ee Hayada shaqaalaha insha allah. Shukran Waxaa diirada lagu saaray duruufta safmarka Covid 19 iyo guud ahaan saamaynta uu ku leeyahay Shaqaalaha Dawlada, shaqada & adeega iyo hawlihii qorshaysnaa in hay’addu ay fuliso bisha May iyo June saamaynta uu ku yeelan karo xanuunkani iyo dabcan kaalinta hay’adda ee ka la socodka badqabka caafimaadka Shaqaalaha dawlada, ka way qaadashada wacyigelinta bulshada iyo xaqiijinta helista agabka ka hortaga ee Shaqaalaha Dawlada iyadoo la iska kaashanayo wasaaradaha iyo Hay’addaha Dawlada ee Madaxa banaan.

COMMENTS
Latest News