ceelsheekhnews.com
Haya’dda Shaqalaha Dawladu Waxay Baahinaysa Boos Shaqoo Banaan
May 11, 2020 - Written by Guleid Essa

(Ceelsheekh-News)

Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu waxa ay shaacinaysaa shaqada halkan ku lifaaqan oo loo qaadanayo shirkadaha hawshaas fulin kara ee aqoonta iyo xirfadda u leh.

Fadlan la wadaag asxaabtaada iyo cidda kele ee aad is leedahay way danaynayaan.

COMMENTS
Latest News