ceelsheekhnews.com
Guddomiyaha Haya’dda Shaqalaha Dawlada mudane Farxan Aadan Oo Fasax Galiyay Dhamaan Shaqalaha Dawlada Munaasibada 18 May Awgeed
May 17, 2020 - Written by Guleid Essa

(Ceelsheekh-News) Guddomiyaha Haya’dda Shaqalaha Dawlada mudane Farxan Aadan Ayaa sheegay in maalinta Bari Ah Shaqalaha.Dawladu Fasax yihiin Munaasida 18 may Awgeed

Guddomiyaha Haya’dda Shaqalaha mudane Farxan Aadan Haybe ayaa shaqalaha weynaha somaliland u diray dhambaal hambalyo ah waxana sidoo kale ilahay uga baryay in sanadka sanadkiisa bash bash iyo barwaaqo ku Gaadhsiiyo sanadka Sanadkiisa

COMMENTS
Latest News