ceelsheekhnews.com
Guddomiyaha Haya’dda Shaqalaha Dawlada Oo Tababar u Furay Qaar kamida Shaqalaha Cusub Ee cisbitalka Hargaysa
August 4, 2020 - Written by Guleid Essa

Guddomiyaha Haya’dda Shaqalaha Dawlada mudane Farxan Aadan Haybe Ayaa maanta tababar u soo xidhay Qaar kamida Shaqalihii cusbaa ee dhawan loo qatay cisbitaalka guud Ee magalada Hargaysa Gudomiyaha oo arimaha ka hadlaya wuxu yidhi Kulan tababar, is-dhexgal, carbin iyo ku laylyis shaqo ah ( induction, orientation and training) ayaanu maanta u furay masuuliyiinta cusub ee dhowaan loo qaatay Cusbitaalka Guud ee Hargeysa.

COMMENTS
Latest News