ceelsheekhnews.com
Haya’dda Shaqalaha Dawlada Oo Qiimayn Rasmiya Ku Samaynaysa Shaqalaha Cisbitalka Guud Ee Hargaysa
August 17, 2020 - Written by Guleid Essa

(Ceelsheekh-News) Guddi ka kooban Wasaarada horumarinta caafimaadka iyo Hayada shaqaalaha dawlada ayaa si rasmi ah uga bilaabay cusbitaalka guud ee hargeysa qiimayn, hubin iyo dib u xaqiijin tirada shaqaalaha rasmiga ah ee Dawlada ee ka hawlgala Cusbitaalka taas oo qayb ka ah qorshaha tayaynta adeega cusbitaalka hargeysa u hayo bulshadiisa.

COMMENTS
Latest News