ceelsheekhnews.com
Diiwan Galinta Ardayda Shaqo Qaran Oo si Habsamileh uga Socota xarunta Haya’dda Shaqalaha
August 19, 2020 - Written by Guleid Essa

(Ceelsheekh-News) Waxa sidii loo qorsheeyay si habsami ah u bilaabantay diiwaangelinta tirada xubnaha Shaqo Qaran ee Gobolka Maroodi Jeeh. Waxaad si niyad samaan oo milge leh anigoo ogsoon qiimaha iyo kaalinta ay ugu jiraan u adeegida shacbigooda halkan uga mahad celinayaa saraakiisha Hayada shaqaalaha iyo xubnaha kale ee hawshaas gacanta ku haya oo tamar iyo waqti dheeraad ah ku bixiyay sidii maalin kasta tirada loo qorsheeyay in la diiwaan geliyo ay 98% u fushay sidii qorshuhu ahaa- Allah garabkiina ha galo.

COMMENTS
Latest News