ceelsheekhnews.com
Guddomiyaha Haya’dda Shaqalaha Dawlada Oo Sheegay in La Bilaabayo Diiwan Galinta Shaqalaha Ku Meel Gaadhka Ah Ee wasaradaha
August 19, 2020 - Written by Guleid Essa

(Ceelsheekh-News) waxaanu Halkan kaga Dhawaaqaynaa Maanta Malmahaay Socon doonto Diwaan Galinta Shaqaalaha Ku Meel Gaadhka ah iyo qaabka ay gobolada ugu dhacayso JSL Waxaan Sidoo Kale u hambalyeynayaa Curushada Sanadka Cusub ee Islaamka Waxaan Fasax Galinay Shaqaalaha Dawladda Maalinta Khamiista

COMMENTS
Latest News