ceelsheekhnews.com
Haya’dda Shaqalaha Dawlada Oo Shaacisay Inay Maalinta Bari ah Fasax yihiin Shaqalaha Dawladu
August 19, 2020 - Written by Guleid Essa

(Ceelsheekh-News) Guddomiyaha Haya’dda Shaqalaha Dawlada mudane Farxan Aadan Haybe ayaa shaaciyay in maalinta Bari ah fasaxyihiin Dhamaan shaqalaha dawladu Munaasida Sanadka Cusub Ee islamka awgeed Oo ku beegan Maalinta bari ah

COMMENTS
Latest News