ceelsheekhnews.com
Maalinta Cashuura oo Berri ah waa maalin shaqo, kumana jirto kamana mid aha Jadwalka Maalmaha Fasaxa ah ee Heer qaran (Guddomiyaha Haya’dda Shaqalaha Dawlada Farxan Aadan Haybe)
August 28, 2020 - Written by Guleid Essa

(Ceelsheekh-News)

Acww
Maalinta cashuura oo berri ah waa maalin shaqo, kumana jirto kamana mid aha jadwalka maalmaha fasaxa ah ee heer qaran. Sidaas awgeed, haloo fahmo inay tahay maalin la shaqaynayo lkn ah maalin fursad khayr badan ku jirto oo qofka sooma sanadkii tegay dembigiisa lagu dhaafayo qofkii allah karsiiyo kana aqbalo- Allah ha inoo naxariisto ha inagana yeelo kuwuu u dembi dhaafo.

COMMENTS
Latest News