ceelsheekhnews.com
Haya’dda Shaqalaha Dawlada OO Shaacisay Liiska Shaqaalaha Ku meel Gaadhka ah Ee Gobalka Maroodi Jeex
September 14, 2020 - Written by Guleid Essa

(Ceelsheekh-News) Guddomiyaha Haya’dda Shaqalaha Dawlada Mudane Farxaan Aadan Haybe Ayaa Maanta soo saaray liiska shaqalaha Ku Meel Gaadhka Ah Ee Gobalka Maroodi jeex

COMMENTS
Latest News