Home
News
Opinion
Sports
Contact Us
Opinion
MUCJISADA Indho Buluuglaha Itoobiya
(Ceelsheekh-News):- tani waa sheekada wiil yar oo Itoobiyan ah. Midabka indhihiisa ee gaarka ah ayaa ka dhigay mid layaab leh, wayna adag tahay in dalka oo dhan laga soo helo qof isaga oo kale ah. Abushe waxa uu ka yimid Jinka...
Friday, October 25, 2019
Qiso Cajiiba: Jacayl Dhiig Loo Qubay
https://youtu.be/aQwTYpxjTA8 ...
Sunday, September 22, 2019
Dabashiil Group Dayax Usoo Baxay Geeska Africa iyo Doorka ay Ku Leedahay Deegaanka Somaalida
“Degdegsiimada, Deeqsinimda iyo Daryeelka Bulshadu, Waa Deeq ay Dhigeed dheer tahay” Shirkadaha Dahabshiil Group oo si waafiya uga tisqaaday guud ahaan dunida afarteeda dacal waxay dayax habeen dam ah usoo baxay ka noqota...
Sunday, August 4, 2019
Geedigii Laguma Furin Rug Rays Leh Iyo Doog. Socdaalkii Wasiirada Soomaliland Ee Sweden.
Geedigii Laguma Furin Rug Rays Leh Iyo Doog. Socdaalkii Wasiirada Soomaliland Ee Sweden. Ma Sahankaa Go'doomay. Ma Samkaa Gohaadshay. Mise Horjoogayaasha Galbaday, Waa Nuxur Maqaal Tusmadiisu Tahay Haku Ciyaarin Shucuurta Dalk...
Tuesday, June 25, 2019
Wakhtiga Uu Furmaayo Shirka Beelaha Garxajis Iyo Habar-Jeclo Oo La Shaaciyey
Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu shaaciyey in beesha Habar Jeclo ay gogol u fidisay beesha Garxaajis oo dhawaan ay shir gaar ah yeelan doonan . Shirkan u furmaya beelaha Garxaajis iyo H...
Tuesday, May 21, 2019
“Horta Heego Waa Ayo?” Maxamed Baashe Xaaji Xasan
Horta Heego waa ayo? Tixdan koobani waxa ay ka mid tahay qoraallo ka warramaya Heegada Muuse Bixii iyo cidda hormoodka ka ah xukuumadda dhexdeeda iyo dibaddeedaba. Tixdan oo soo baxday 20.05.2019. Waxa ay qeexaysaa hab-dhaq...
Tuesday, May 21, 2019
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Codsaday In Halgankii Daraawiishta SOOL Lagu Daro Xusaska Somaliland
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax oo Ka Hadlay kulan afur aha oo lagu qabtay Madaxtooyada ayaa codsaday In Hlgankii Darawiishta Lagu daro Xusaska Somaliland https://youtu.be/9ri0oYHh9t8 ...
Sunday, May 19, 2019
Cabdiqaadir Jirde Oo Si Odaytinimo Leh Uga Hadlay Madaxtooyada
Guddoomiyaha ku meel gaadhka Ah Ee Xisbiga WADDANI Cabdiqaadir Xaji Ismaciil Jirde ayaa si wayeel nimo Ah Uga Hadlay Xarunta Madaxtooyada . https://youtu.be/o1e1B5dXig8 ...
Sunday, May 19, 2019
Jabuuti, Itoobiya, Uganda Iyo Koonfurta Suudaan Oo Ku Heshiiyay Inay Dhistaan Khad Isku Xidha Caasimadahooda
Dalalka Jabuuti, Itoobiya, Uganda iyo Koonfurta Suudaan ayaa gaadhay heshiiskii u horreyay oo ay ku doonayaan inay ku dhistaan khad isku xidha caasimadohooda. Shir laba maalmood socday ayaa lagu soo afjarayay kormeerka lag...
Friday, May 17, 2019
Hogaamiye Xirsi Oo Ka Warramay Dhibaatooyin Somaliland Ka Jira
Hogaamiye Xirsi Oo Ka Warramay Dhibaatooyin Somaliland Ka Jira https://youtu.be/J5SOLauSYH8 ...
Saturday, April 20, 2019
Next Page »
Latest News
Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay walaac ka qabtaa xaaladda xuquuqal insaan ee Somaliland
Cabdirashiid Dahabshiil Oo Sharraxay Doorka Shirkadda Dahabshiil Group Ka Qaadato Taakulaynta Bulshada
Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Dufaano Xoogan Oo Ku Soo Foodleh Somaliland